EUCAP Somalia Waxaay u rajaynaysaa dhamaan Ummadda Soomaaliyeed Ciid wanaagsan

20.08.2018
Mogadishu, Somalia
EUCAP Somalia - Press and information team
Image
Eid Mubarak

Anigoo ku hadlaya magaca Hawl-galka EUCAP Somalia, waxaan farxadda Ciidul Adhxaha la wadagayaa dhamaan Umadda Soomaaliyeed.

Munaasabada Ciida waa fursad lagu wada dabaalgado, Dadka tabarta daranna lagu caawinayo.

Waxaan rajaynayaa in dhamaan Acmaashiina wanaagsan la idiin ka aqbalo, Nabad iyo Barwaaqo lagu soo dabaalo Dalka Soomaaliya.

Ciid wanaagsan!

Maria-Cristina Stepanescu

Madaxa Hawl-galka EUCAP Somalia

EUCAP Somalia

Press and Public Information Office

press@eucap-som.eu