Ramadan Mubarak!

Image
Ramadan

Ramadan Mubaarak!

Bisha barakaysan ee Ramadaan oo bilaabatay awgeed, waxaan idin rajaynayaa farxad iyo barwaaqo,  dhamaan umadda Soomaaliyeed  iyo Saaxibadeena kale. Bishaan oo ah bil cibaado, Ilaahay nabad iyo xasilooni haa kusoo dabaalo dhamaan Soomaaliya.

 

Somalia EUCAP Maria-Cristina Stepanescu

Madaxa Hawlgalka

 

EUCAP Somalia

Press and Public Information Office

press@eucap-som.eu